RUNCAD: Cod ma aynaan helin, maxaa yeelay waxaa nala ku qiimeeyey in aan god waraabe iyo Nugaal ka soojeedno

Siciid Yuusuf Nuur oo ah xubin Golaha Dhexe ee Ururka RUNCAD oo salkiisu yahay gobolka Nugaal oo maanta la hadlay Daljir ayaa ka hambalyeeyey doorashada, macneeyeyna liidashada cod helid ee ururka.

Siciid oo shacabka Puntland la hadlaya ayaa yiri, “waxaan ka fahmey doorshadii shaley dhacdey in nala ku qiimeyey oo gobolada kale nala kaga qiimeeyey niman ka soojeeda xero bahal ku jiro, oo wax walba laga laga filankaro … Marka in aanu god waraabe ka soojeedno ayaa nala ku qiimyeeyey, dadkiina in badan ayaan isleeyahay waxay aadeen xisbiyada kale.”


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com