Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho (Sawiro)

Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho (Sawiro)

Xubno Katirsan Guddiga Difaaca Baarlamaanka SoomaaliyaAyaa Waxay Maanta Boqdeen Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, iyado halkaas uu tababar uga socdo cudutubyo katirsan Ciidamadda Xooga Dalka Somaliyeed.

Xuseen Carab Ciise oo kamid ah Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Dowlada Turkiga ee Tababar bixineysa, isagoo ka dhegaystay Halku tababarka u marayo ay siinayan Ciidamadda Xooga.

Guddomiye Xuseen Carab Ciise oo Kula hadlayeey Xarunta Saldhiga Ciidamadda tababarka qaadanayeey ayaa kula dardarmay markay tababarka dhamaystaan in dalkooda difacaan ,isla markaana ahaadan kuwa u taaga n difaaca shacabkooda.

Hoos Kadaawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com