Dowladdaha Somaaliya iyo Qadar oo Heshiis Muqdisho Ku Kalasaxiiday (dhegayso)

HomeWararka

Dowladdaha Somaaliya iyo Qadar oo Heshiis Muqdisho Ku Kalasaxiiday (dhegayso)

Dowlada Fadaraalka soomaaliya iyo dowlada Qadar ayaa maanta magaalada Muqdisho kukala saxiixday heshiis ku saabsanaa Mashaariic horumarineed oo ka koo

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madixii Xukumada Galmudug oo ka baxsaday Dhuusamareeb (Mustaqbal Radio)

Dowlada Fadaraalka soomaaliya iyo dowlada Qadar ayaa maanta magaalada Muqdisho kukala saxiixday heshiis ku saabsanaa Mashaariic horumarineed oo ka koobnaa dhaqaalaha , dhismaha wadooyinka iyo waxbarashada .

Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Hormarinta dowlada Qadar ,khaliifa Binujaasim.

Waxaan Hadlka kuhormaya Wasiirka Qorshaynta dowlada Fadaraalka soomaaliya,isago ka hadlay Muhiimadda Heshiiskan Cusub ee maanta kala saxiixdeen labada dowladood iyo Waxyaabaha uu soo kordhin Karro.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: