Dowladdaha Somaaliya iyo Qadar oo Heshiis Muqdisho Ku Kalasaxiiday (dhegayso)

Dowladdaha Somaaliya iyo Qadar oo Heshiis Muqdisho Ku Kalasaxiiday (dhegayso)

Dowlada Fadaraalka soomaaliya iyo dowlada Qadar ayaa maanta magaalada Muqdisho kukala saxiixday heshiis ku saabsanaa Mashaariic horumarineed oo ka koobnaa dhaqaalaha , dhismaha wadooyinka iyo waxbarashada .

Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Hormarinta dowlada Qadar ,khaliifa Binujaasim.

Waxaan Hadlka kuhormaya Wasiirka Qorshaynta dowlada Fadaraalka soomaaliya,isago ka hadlay Muhiimadda Heshiiskan Cusub ee maanta kala saxiixdeen labada dowladood iyo Waxyaabaha uu soo kordhin Karro.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com