Dood Cilmiyeed ku Saabsan Kahortaga Qabyaladda oo Qardho Lagu qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Dood Cilmiyeed ku Saabsan Kahortaga Qabyaladda oo Qardho Lagu qabtay (dhegayso)

Jamacada Bariga Afrika faracaeeda Qardho ayaa qabaty dood cilmiyeed ku sabsab Sidii qabyaaladda loo dabargoyn lahaa ,iyado Dhalinyaro iyo Aqoonyahano

Suudaan oo ansaxisay sharci lagu baabi’inaayo nidaamkii Cumar al-Bashiir
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Munaasabad lagu xusaayay maalinta Umulisada oo Muqdisho lagu qabtay (daawo)

Jamacada Bariga Afrika faracaeeda Qardho ayaa qabaty dood cilmiyeed ku sabsab Sidii qabyaaladda loo dabargoyn lahaa ,iyado Dhalinyaro iyo Aqoonyahano ay kaso qayb galeen dood cilmiyeedkas.

Maamulaha Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa kawaramay Dood Cilmiyeedkas,iyo Ujeedada kadambeysay in xiligan la qabto.

Wariye Maxamuud Fantastic oo Daljir Qardho ku Sugan ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: