Suudaan oo ansaxisay sharci lagu baabi’inaayo nidaamkii Cumar al-Bashiir

Mas’uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir iyo kala dirista xisbigii golaha Qaranka( National Congres) ee uu hoggaamainaayey intii u dhexeysay 1992-2019-kii. .

Meel marinta sharcigaan ayaa yimid ka dib kulan ay si wada jir ah u qabteen golaha guud ee Suudaan iyo golaha wasiirada ,kas oo oo socday saacado bada,waxaana sidoo kale la laalay sharcigii ku saabsanaa xakameynta dharka iyo dhaqanka dumarka.,

Go’aanka meel marinta sharcigaasi ayaa daba socda jawaab dowladda cusub ay ka bixisay codsi ka yimid dadkii ka qeybgalay ama gacanta ka geystay mudaharaadyadii lagu afgambiyay dowladdii hore ee Suudaan.

Raiisel wasaaraha dalka Suudaan Abdalla Hamdok,ayaa soo hadal qwaaday in sharcigasia cusub uusan aheyn aargudasho ,balse loogu talagalay in lagu ilaaliyo sharafta dadka.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com