Koobkii Degmooyinka Gobalka Nugaal oo Maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Koobkii Degmooyinka Gobalka Nugaal oo Maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso+Sawiro)

Degmada godobjiraan ee gobolka nugala ayaa ku guulastay koobkii degmooyinka nugaal ee garoowe ka socday saddexdii malain ee u danbeeyay ka socday garo

Yaa Ka Dambeeyey Qarixii Af-urur , Puntland ayaa Gacanta Ku Dhigtay
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

Degmada godobjiraan ee gobolka nugala ayaa ku guulastay koobkii degmooyinka nugaal ee garoowe ka socday saddexdii malain ee u danbeeyay ka socday garoonka mire awaare Garoowe .

Waxaana Kalainta labad gaahsy degmada burtinle oo riigoorayal looga qaaday koobka wasiirka shaqada shaqaalah iyo masuulyiin kale ayaan ka qeyb galay kuankii fiinalka ee labadan kooxood u dhexeeyay.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixintan Garowe Kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: