Maamulka Gobalka Bari iyo Laamaha Amaanka oo ka hadlay Ciidamo Cusub oo Boosaaso gaaray (dhegayso)

Maamulka Gobalka Bari iyo Laamaha Amaanka oo ka hadlay Ciidamo Cusub  oo Boosaaso gaaray (dhegayso)

Maamulka Gobalka Bari,kan degmadda iyo Wasaarada Dekedaha gadiidka Badda iyo ladagaalanka Burcad Badeeda ayaa ka hadlay ciidamo dheraad ah oo gaaray Boosaaso ,kuwaas oo la sheegay inay sugayaan Amaanka Boosaaso .

Waxaa maanta warbaahinta kula hadlay Boosaaso Guddoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Wacys dhedo ,Duqa Boosaaso Yaasin Mirre iyo Wasiirka Dekaddaha Siciid Maxamed Ragge ,iyago ka hadlay ujeedka ciidamadda dheraadka ah.

Wariye Xasan Heykal Ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com