Koobkii Degmooyinka Gobalka Nugaal oo Maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso+Sawiro)

Koobkii Degmooyinka Gobalka Nugaal oo Maanta lasoo Gabagabeyeey (dhegayso+Sawiro)

Degmada godobjiraan ee gobolka nugala ayaa ku guulastay koobkii degmooyinka nugaal ee garoowe ka socday saddexdii malain ee u danbeeyay ka socday garoonka mire awaare Garoowe .

Waxaana Kalainta labad gaahsy degmada burtinle oo riigoorayal looga qaaday koobka wasiirka shaqada shaqaalah iyo masuulyiin kale ayaan ka qeyb galay kuankii fiinalka ee labadan kooxood u dhexeeyay.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixintan Garowe Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com