Maamulka Gobalka Bari iyo Laamaha Amaanka oo ka hadlay Ciidamo Cusub  oo Boosaaso gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Bari iyo Laamaha Amaanka oo ka hadlay Ciidamo Cusub oo Boosaaso gaaray (dhegayso)

Maamulka Gobalka Bari,kan degmadda iyo Wasaarada Dekedaha gadiidka Badda iyo ladagaalanka Burcad Badeeda ayaa ka hadlay ciidamo dheraad ah oo gaaray B

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Maamulka Somaliland oo dil ku fuliyeey rag dil horey u geeystay
Maxay kawadda hadleen Wasiir Cali Balcad & Xoghayaha Ganacsiga Midowga Africa?

Maamulka Gobalka Bari,kan degmadda iyo Wasaarada Dekedaha gadiidka Badda iyo ladagaalanka Burcad Badeeda ayaa ka hadlay ciidamo dheraad ah oo gaaray Boosaaso ,kuwaas oo la sheegay inay sugayaan Amaanka Boosaaso .

Waxaa maanta warbaahinta kula hadlay Boosaaso Guddoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Wacys dhedo ,Duqa Boosaaso Yaasin Mirre iyo Wasiirka Dekaddaha Siciid Maxamed Ragge ,iyago ka hadlay ujeedka ciidamadda dheraadka ah.

Wariye Xasan Heykal Ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: