Dagaal kadhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal kadhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug (dhegayso)

Dagaal  ayaa kadhacay magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeya ciidamo kala taageersan Puntland iyo Galmudug, laba dhimasho iyo tiro dhaawacyo ayaa lasoo she

Madaxwayne Gaas oo u safray Nairobi ayaa la waydiiyay sababta dagaal uu u dhaco isagoo maqan (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
DFS oo ka hadashay duqeyn lala beegsaday Xarumo Al-Shabaab leeyihiin

Dagaal  ayaa kadhacay magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeya ciidamo kala taageersan Puntland iyo Galmudug, laba dhimasho iyo tiro dhaawacyo ayaa lasoo sheegayaa inay jirto.

Waxaa uu kadhashay kadib markii goob ganacsi oo kutaala dhanka Puntland ee magaalada Gaalkacyo oo ay diideen ciidamada Galmudug, sidoo kale ganacsiga magalaada ayaa xiran.

Jamaal Faarax Aadan ayaa ka waramaya dagaalka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: