Dagaal kadhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug (dhegayso)

Dagaal kadhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug (dhegayso)

Dagaal  ayaa kadhacay magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeya ciidamo kala taageersan Puntland iyo Galmudug, laba dhimasho iyo tiro dhaawacyo ayaa lasoo sheegayaa inay jirto.

Waxaa uu kadhashay kadib markii goob ganacsi oo kutaala dhanka Puntland ee magaalada Gaalkacyo oo ay diideen ciidamada Galmudug, sidoo kale ganacsiga magalaada ayaa xiran.

Jamaal Faarax Aadan ayaa ka waramaya dagaalka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com