Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland oo ka hadashay shaqada dekedda Bosaso (dhegayso)

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland oo ka hadashay shaqada dekedda Bosaso (dhegayso)

Wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland ayaa ka hadashay hanaanka ay u socoto shaqada dekedda Bosaso, cabashada ganacstada iyo mudaaharaadyo lagu diidanyahay wareejinta dekedda oo maalmahan kasocday magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dhanka kale wali waxaa socda wadahadaladii udhaxeeyay ganacsatada iyo maamulka dekeda Bosaaso oo ilaa iyo hada waxa nuxur ah uusan ka soobixin.
Wasiirka dekkedaha Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa sheegay in aysan jirin wax canshuur kordhin ah oo lagu sameeyay badeecadii ka soo dagaysay dekeda Bosaaso oo wax walibana ay sidooda yihiin
Hadaba wasiirka Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay in aysan jirin deked la iibsaday, waxa uu udigay siyaasiyaasiyiin uu sheegay in  siyaabo qaldan dadka shacabka wax ugu sheegaya.
Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com