Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

Degmada Iskushuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ka socda mashaariic kale duwan oo ay wadaan hay’ado caalami ah, guddoomiye kuxigeenka degmada Axmed Jaamac Aadan ayaa Daljir uga waramay sidoo kale xaaladda deegaanka, waxaana waraysatay Raaqiyo Ruux Maxamuud oo ku sugan xarunta Daljir ee Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a15a3200101005405e11d79/isku+shuban++.MP3

Magaalada Nairobi oo si weyn looga oogay salaada ciida, Safiirka Soomaliya
Warbixinta Tartan & Tacliin: Eyl Sare fkf Xaaji Cabdullaahi Sare Balli Dhidin
Musharixiinta madaxwaynaha Puntland iyo issimada oo buriyay go’aankii lagu mamnuucay inay madaxda faderaalka imaan karaan Garoowe

Degmada Iskushuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ka socda mashaariic kale duwan oo ay wadaan hay’ado caalami ah, guddoomiye kuxigeenka degmada Axmed Jaamac Aadan ayaa Daljir uga waramay sidoo kale xaaladda deegaanka, waxaana waraysatay Raaqiyo Ruux Maxamuud oo ku sugan xarunta Daljir ee Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: