Ra’iisul Wasaare Khayre oo gaaray Baydhabo

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo ra'iiusl wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Argatida dadweyha degmada burtinle Hogaamiye nocee ah ayuu ubaahanyahay dalku
Korneyl Maxamed Cabdi Tuur oo farriin u diray ganacsatada gobolada SSC-KHAATUMO
Daljir & BBCMA: Taxanaha 2aad ee Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo ra’iiusl wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Shacabka magalaada Baydhabo iyo madaxda ugu saraysa  Koonfur Galbeed ayaa ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyey magalada Baydhabo, iyadoona loo sii gelbiyay madaxtooyada magaalada Baydhabo.

Ra’iisul wasaaraha ayaa kulamo kusaabsan ammaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab la qaadan doona madaxda Koonfur Galbeed Soomaaliya, xilli ay dowladda ay horay u sheegtay inay qaadayso duulaan ka dhan ah A-shabaab.

Todobaad kahor ayay ahayd markii ra’iisul wasaaraha uu booqday magaalada Baraawe oo uu ka dhagax dhigay mashaariic ay ka mid tahay dhismaha deked ay yeelato magaaladaasi.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: