Daljir & BBCMA: Taxanaha 2aad ee Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Taxanaha 2aad ee Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo dhanka taageerada reerka iyo qoyska.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana noo soojeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com