Golaha Wasiirada ee dowladda faderaalka oo beri kushiraya Baydhabo (dhegayso)

HomeWararka

Golaha Wasiirada ee dowladda faderaalka oo beri kushiraya Baydhabo (dhegayso)

Magalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa la filayaa maalinta berito inay marti geliso shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda faderaa

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Jaamacadda Bariga Afrika oo Hirgelisay Hannaan Waxbarasho oo xagga internetka ah (dhegayso)
Kenya & Qatar oo Dooxa heshiis ku saxiixday xilli la sugayo go’aanka maxkamadda ICJ ee dacwadda Badda

Magalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa la filayaa maalinta berito inay marti geliso shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda faderaalka ee Soomaaliya, iyadoo maanta uu gaaray magaalada Baraawe ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Amaanka ayaa si’aad ah loo adkeeyey, Cali Wardheere Cabdiraxmaan waa guddoomiyaha gobolka Baay, Xasan Heykal ayuu uga waramay diyaar garowga ay ugu jiraan soo dhowaynta Golaha wasiirada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: