Mid Kamid ah Xildhibaanada Mooshinka Kawadda Shariif Xasan oo ka hadlay Mooshinkooda halkuu marayo (dhegayso)

HomeWararka

Mid Kamid ah Xildhibaanada Mooshinka Kawadda Shariif Xasan oo ka hadlay Mooshinkooda halkuu marayo (dhegayso)

Xildhibaan dhubad Maxamed dhaqano oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka Koonfur galbeed oo Waraysi sinayaay Idaacada Daljir ayaa ka hadlay h

Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin laga helayo
Duufaano hor leh oo laga digayo

Xildhibaan dhubad Maxamed dhaqano oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka Koonfur galbeed oo Waraysi sinayaay Idaacada Daljir ayaa ka hadlay halkuu marayo mooshinka ay ka wadaan Madaxweynaha Maamulkas Shariif Xasan sheekh Aadan.

Ku dhawaad ayuu sheegay 80 Xildhibaan inay Saxiixeen mooshinkaas ,isla markaana lagu eedeynayo Madaxweynaha Maamulka waxqabad la’aan sidu hadalka u dhigay.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: