Mid Kamid ah Xildhibaanada Mooshinka Kawadda Shariif Xasan oo ka hadlay Mooshinkooda halkuu marayo (dhegayso)

Xildhibaan dhubad Maxamed dhaqano oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka Koonfur galbeed oo Waraysi sinayaay Idaacada Daljir ayaa ka hadlay halkuu marayo mooshinka ay ka wadaan Madaxweynaha Maamulkas Shariif Xasan sheekh Aadan.

Ku dhawaad ayuu sheegay 80 Xildhibaan inay Saxiixeen mooshinkaas ,isla markaana lagu eedeynayo Madaxweynaha Maamulka waxqabad la’aan sidu hadalka u dhigay.

dhegayso Waraysiga


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com