Axmed Madoobe: “Xildhibaanada faderaalka hatagaan deegaanada laga soo doortay” (sawiro)

HomeWararka

Axmed Madoobe: “Xildhibaanada faderaalka hatagaan deegaanada laga soo doortay” (sawiro)

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada ee ka qaybgalaya shirka wadatashiga ee madaxda dowla

Aqoonyahan Caaim ,” Waa masiibo Qaran in Mareero ay noqoto meesha Soomaaliya oo dhan laga dhoofiyo Tahriibta (dhegayso|daawo)
Siyaasi Cabdikariim Cali Maxamed Askar oo Si Kulul uga Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool (Daawo)
MUQDISHO: Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin kabixisay howlgalo qorsheysan oo G Mudug ka dhacay

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada ee ka qaybgalaya shirka wadatashiga ee madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa xildhibaano katirsan baarlamaanka kula kulmay magaalada Muqdisho.

Madaxwayne Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulanka ayaa ku dheeraaday xaaladda guud ee deegaamada Jubaland, waxaana uu sheegay inay xaaladda tahay mid wanaagsan marka laga reebo ururka Al-shabaab oo ku sugan deegaano katirsan gobolka.

Waxaa uu ku booriyay xildhibaanada baarlamaanka inay xil iska saaraan deegaanada laga soo doortay oo ay ku shaqeeyaan, ayna la qaybsadaan bulshada soo dooratay xaaladaha ay ku suganyihiin.

Hadalka madaxwaynaha Jubaland ayaa kusoo beegamaya xilli xildhibaanada lagu dhaliilo inaanay tagin meelaha laga soo doortay, kaliyana ay isku koobaan magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: