Wadahaddalo Hordhac ah oo u Furmay Ganacsatada iyo Maamulka Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Wadahaddalo Hordhac ah oo u Furmay Ganacsatada iyo Maamulka Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Dekeda Bosaaso ayaa saaka waxaa ka dhacay kulan saacado qaatay oo udhaxeeyay Ganacsatada dekeda Bosaaso wax kalaso dagta iyo maamulka dekeda Bosaaso.

kulanka ayaa ka soobaxay qodobo kala duwan balse aan loo soo ban dhigin saxaafada.

Dowlada ayaa sheegtay in boqolkiiba 50 ay dhimayso lacagaha laga laga qaadayo doonyaha ku soo xiranaya Dekeda Bosaaso.

Hadaba Wariye Maxamuud Cabdi ibraahin ayaa ka qaybgalay kulankan ganacsatada iyo maamulka dekeda Bosaaso , Waxaana kawaraystay Waxyaabihii looga hadlay Wariye Xasan Heykal.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com