Aqoonyahan Caaim ,” Waa masiibo Qaran in Mareero ay noqoto meesha Soomaaliya oo dhan laga dhoofiyo Tahriibta (dhegayso|daawo)

Aqoonyahan Caaim ,” Waa masiibo Qaran in  Mareero ay noqoto  meesha Soomaaliya oo dhan laga dhoofiyo Tahriibta (dhegayso|daawo)

Aqoonyahan Maxamed Caalim oo waraysi gaar ah siiyay maanta radio Dajir ayaa sheegay in laxiro deegaanka Mareera ee gobolka Bari oo noqotay mee tahriibta caan ku ah ayna ku sugan yihiin malayshiyaadka wax tahriibiya oo hubaysan.

waxa uu sheegay in dadka deegaanka ay ogyihiin dhalinyarada falkaasi ku jirta balse ay san ku soo wargalin dowladda.

Caalim ayaa sheegay in malayshiyaad hubaysan oo dowladda dagaal lagala ay muujinayso sawir xun, ayna ka horimanayso dowaddnimada.

wariye Axmed Sheek Maxamed Tollman ayuu uwaramay.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com