Jaaliyadda Somaliyeed ee Cuman oo Gudiga Gurmadka Qarixi Zoobe ee Boosaaso Lacag ku Wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Jaaliyadda Somaliyeed ee Cuman oo Gudiga Gurmadka Qarixi Zoobe ee Boosaaso Lacag ku Wareejiyeey (dhegayso)

Gudiga gurmadka Culimaaudiinka Puntland ee Dhacdadii zoobe ayaa maanta magaalada Bosaaso kula wareegay deeq lacageed oo dhan cadadkeeda 15 kun oo dool

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyadeeyey Geerida Lataliyihii Madaxwaynaha Ee Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose.
Diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran oo Muqdisho ka socda
Shacabka Cabudwaaq oo Madaxda Galmudug kala hadlay Baahiyaha ay qabaan (dhegayso)

Gudiga gurmadka Culimaaudiinka Puntland ee Dhacdadii zoobe ayaa maanta magaalada Bosaaso kula wareegay deeq lacageed oo dhan cadadkeeda 15 kun oo doolar taas oo ka timid jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Cuman taas oo loogu talagalay dadkii wax kunoqday qaraxii ka dhacay isgoyska zoobe ee magaalada muqdisho 14 bishan.

Sheeq Fu’aad Xaaji yo sheeq daahir owcabdi ayaa warbaahinta waga warbixiyay lacagtan ka timid jaaliyada Cumaan iyagoona ugu duceeyay in halkii ay kabixiyeen badal qayrqaba uu ka siiyo.

dhegayso codka sheekh Fu’aad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: