Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho & soo dhaweyn loo sameyeey

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho & soo dhaweyn loo sameyeey

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa gordhawyd gaaray Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ,halkaas oo la filayo in uu ka furmo

Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Fah Faahin: Puntland oo beenisay in Canshuur lagu kordhiyeey ganacsatada Dekadda Boosaaso Wax kalaso degta (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa gordhawyd gaaray Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ,halkaas oo la filayo in uu ka furmo shirki madaxda Maamul gobaleedyada iyo DFS Somaaliya,

Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ku furan buuq siyaasadeed oo ka dhashay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka,waxaana la ogayn halkay xaaladu ku dambayn doonto.

Sido kale Madax kale oo kamid ah kuwa Maamul gobaleedyada ayaa maanta laga sugaya muqdisho .sida kan Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: