Golaha Shacabka oo Maanta ka doodaya Sharciga La dagaalanka Musuq-maasuqa.

Golaha Shacabka oo Maanta ka doodaya Sharciga La dagaalanka Musuq-maasuqa.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in markale ay ka doodaan Sharciga Dhismaha gudiga Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa.

Xildhibaanada ayaa horey loo horgeeyay sharcigan,iyagoona ka dooday Sharciga la dagaalanka gudigga Dhismaha Madaxa banaan ee ladagaalanka musuq-maasuqa.

Maanta markii ay ka doodaan Xildhibaanada golaha Shacabka sharcigan ayaa waxaa la filayaa in aqrin sedexaad uu galo kadib sidaasi ay Xildhinaanada Golaha Shacabka ay ku ansixiyaan Ama ay ku diidaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com