Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho & soo dhaweyn loo sameyeey

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho & soo dhaweyn loo sameyeey

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa gordhawyd gaaray Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ,halkaas oo la filayo in uu ka furmo shirki madaxda Maamul gobaleedyada iyo DFS Somaaliya,

Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ku furan buuq siyaasadeed oo ka dhashay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka,waxaana la ogayn halkay xaaladu ku dambayn doonto.

Sido kale Madax kale oo kamid ah kuwa Maamul gobaleedyada ayaa maanta laga sugaya muqdisho .sida kan Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com