Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Caduun ee Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso+Sawiro)

Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Caduun ee Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Jaamacada Cadduun University ee magaalada Galkacyo ayaa shahaadoyin gudoonsiiyay arday ka qalinjabisay jaamacadaasi,kuwaasoo bartay umulisanimada iyo Computer Sceince.

Jaamacada ayaa sido kale soo kordhisay labo kuliyadood,iyadoo munaasabada kadhacday halkaas ay ka qayb galeen masuuliyin katirsan maamulka degmadda waalidinta Ardayda qalin jabinaysay iyo qaar kamid ah maamulka Sare ee Jaamacada Caduun

Warbxintaan waa Daljir Galkacyo kasoo diray Zubeyr Shikh Cabdi.

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f43b350101008d2faa0e07/Warbixinta+Jaamacada+Caduun+Zubeyr+Shiikh+Cabdi++%281%29.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0