Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shacabka Somaliyeed Fariin u diray (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shacabka Somaliyeed Fariin u diray (dhegayso)

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ka soo kabashada khasaarihii ka dhashay qarixii todobaa

Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Puntland Focus Group oo soo dhaweyaay Go’aankii Barlamaanka ee shaacinta doorashada PL
Jubbaland oo digniin u dirtay ganacasatada

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ka soo kabashada khasaarihii ka dhashay qarixii todobaad ka hor ka dhacay Isgoyska 14 Octoper Ex Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in wixii dhacay haatan intooda badan laga gudbay kadib Gurmadyo kala duwan oo ay sameeyeen Shacabka iyo waliba sidoo kale Wadamada taageera Soomaaliya.

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: