Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shacabka Somaliyeed Fariin u diray (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shacabka Somaliyeed Fariin u diray (dhegayso)

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ka soo kabashada khasaarihii ka dhashay qarixii todobaa

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 49 katirsan Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeeladda dhexe
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed Garoowe (Daawo)
AXMED KARAASH MADAXWEYNE KUXIGEENKA PUNTLAND OO XARIGA KAJAREY WADO LAAMI AH OO UU HOREY UDHAGAX DHIGEY

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ka soo kabashada khasaarihii ka dhashay qarixii todobaad ka hor ka dhacay Isgoyska 14 Octoper Ex Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in wixii dhacay haatan intooda badan laga gudbay kadib Gurmadyo kala duwan oo ay sameeyeen Shacabka iyo waliba sidoo kale Wadamada taageera Soomaaliya.

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: