Ganacsatadda Baladweyne oo sheegay in Lacagta Dollarka oo kaliya ay kasocoto Magaaladda (dhegayso)

Ganacsatadda Baladweyne oo sheegay in Lacagta Dollarka oo kaliya ay kasocoto Magaaladda (dhegayso)

Magaaladda Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan Waxaa wali kasocda diida lacagta shiling Somaaliga ah ,iyado goobaha ganacsiga wax lagu cabo lacagta Mobel Service loo yaqaan ama mobelka lacgta lagu diro,

Khaliif Diiriye oo kamid ah ganacsatada Baladweyne oo maanta waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in guud ahaan gobalka hiraan wax lagu iibsado dollar ,isla markaana la diidanyahay lacagta shiling somaaliga ah.

dhegayso waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com