Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xildhibaan lagu dilay Kismaayo

HomeWararka

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xildhibaan lagu dilay Kismaayo

Xildhibaan katirsan baarlanmaanka Jubaland ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, dilka oo ah kii u horeeyey ee xil

Ciidamadda Puntland oo Howlgalo Xoogan Kabilaabaya Gobalka Bari (dhegayso)
Golaha Amaanka QM oo maanta yeelanaya shir looga hadlayo Arrimaha soomaaliya
Madaxweyne deni oo magacaabay Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland

Xildhibaan katirsan baarlanmaanka Jubaland ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, dilka oo ah kii u horeeyey ee xildhibaan loogu gaysto magaalada Kismaayo.

Ciidamada amaanka ee Jubaland ayaa wada howlgalo balaaran oo lagu baadigoobayo kooxihii dilka gaystay, waxaana xildhibaan katirsan Jubaland oo warbaahinta la hadlay uu sheegay dilka inuu gaystay nin ku labisan dharka ciidamada dowladda ee tuutaha.

Magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah magaalooyinka soo hagaagayay amaankooda tan iyo dhismihii Jubaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: