Madaxweyne deni oo magacaabay Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland

HomeWararka

Madaxweyne deni oo magacaabay Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid

Gaaxnuug: “Somaliland markale hadday ku soo duusho gobalka Sool jab & halaag kale ayey la kulmi doontaa”
Dowladda Masar ayaa Xukun adag ku riday siiyaasi caan ah
Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bikiin) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: