Dowladda Puntland oo Dawooyin iyo Dhakhaatir u diraysa Muqdisho & Gaas oo Guddi Magacaabay (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Puntland oo Dawooyin iyo Dhakhaatir u diraysa Muqdisho & Gaas oo Guddi Magacaabay (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali gaas ayaa maanta Magaalada Bosaaso kaga dhawaaqay kulan aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha wasiirada l

Martisoor & Taliye Finiin: Shilalka Gaadiidka, Qalab La’aanta Qaybta, Aqoon Xumida & Hagar La’aanta Dowladda (dhegayso)
Shirkadaha Bandhiga Carwada Ganacsiga Puntland (Daawo)
Danjire Keating oo Baaq u Diray Madaxda Galmudug

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali gaas ayaa maanta Magaalada Bosaaso kaga dhawaaqay kulan aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha wasiirada lagu go,aamiyay in Puntland ay dirto deeq daawo iyo dhaqaatiirba leh si looga qayb qaato gurmadka loo fidinayo dadkii ku wax yeeloobay Qaraxii muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu magacaabay gudi ka shaqeeya taakulaynta dadka kudhaawacmay masiibadii ka dhacya magaalada Muqdsiho, waxaana uu shacabka ganacsatada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadkan.

Puntland ayaa ahaa maamulkii ugu horeeyay ka tacsiyeeya dadkii kudhintay iyo kuwii kudhaawacmay Qaraxii kadhacay labar 5 .

dhegayso codka madaxweynaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: