Dhacdo Naxdin leh Abbe Qarixii Zoobe ku Wayeey wil iyo Gabar Garabkiisa ahaa (Daawo)

HomeWararka

Dhacdo Naxdin leh Abbe Qarixii Zoobe ku Wayeey wil iyo Gabar Garabkiisa ahaa (Daawo)

Aabe Cumar Xaaji Maxamed Oo Naafo ah isla markaana laba carruur ah oo uu dhalay ku waayey Qaraxii Zoobe ayaa bulshada ka codsaday inay caawiyaan, maad

Xafiiska Beeraha Tuli Guuleed oo ku hawlan kahortagga waraarada roobabka ka jeexma
Farmaajo oo maanta la kulmay Antonio gutters
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Haylaan

Aabe Cumar Xaaji Maxamed Oo Naafo ah isla markaana laba carruur ah oo uu dhalay ku waayey Qaraxii Zoobe ayaa bulshada ka codsaday inay caawiyaan, maadaama meheraddii yar ee uu ku shaqeysan jiray ay bas beeshay, isla markaana uu ku waayay wiil iyo gabar.

Fadlan ku caawi wixii aad awoodo oo kala xiriir Nambarkiisa 00252-615851422

Hoos kadaawo Waraysiga uu siyeey Tvga qaranka Somaliyeed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: