Waxgaradka Puntland oo Madaxweynaha Somaaliya ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Puntland oo Madaxweynaha Somaaliya ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Tamaam oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee kusugan Magaaladda Boosaaso oo daljir Boosaaso nagu soo booqday ayaa cambareyey qarixii ar

Faahfaahin: Kulan lagu taageray hoggaanka SSC-KHAATUMO ayaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Turkiga oo Buuhoodle ka dhisay iskuulka ugu weyn gobolka Cayn (sawirro)
Ragga maanta Xasan Sheekh u galay waa raggii shalay Xasan Daahir Aweys keenay oo ’92dii Garoowe dagaalka ka riday

Garaad Cabdulaahi Tamaam oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee kusugan Magaaladda Boosaaso oo daljir Boosaaso nagu soo booqday ayaa cambareyey qarixii arxandaradda ahaa ee lagu qaaday dad shacab ah isgooyska Zoobe ee magaaladda Muqdisho ,kaas oo dad rayid ah lagu xasuuqay.

Garadka ayaa sheegay in masiibo ay tahay waxa kadhacay Muqdisho ,isagoo ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka inay fadhiga ka kacaan ,isla markaana looso jeesto sidii dalka looga saari lahaa alshabaab.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: