Ragga maanta Xasan Sheekh u galay waa raggii shalay Xasan Daahir Aweys keenay oo ’92dii Garoowe dagaalka ka riday

Ragga maanta Xasan Sheekh u galay waa raggii shalay Xasan Daahir Aweys keenay oo ’92dii Garoowe dagaalka ka riday

Waa kuwee ragga sannadkaan 2023 saddex dhacdo oo ammaanka Puntland khalkhal galiyey ka danbeeyey, oo sannadkii 1992 Xasan Daahir Aweys ku soodhaweeyey Garoowe, oo haddana Garoowe iyo goboladii la oranjiray ‘northeastern Somalia’ dagaalka ka riday isla sannadkaas, kana mid ahaa ururkii al-Itixaad, maantana u galay Xasan Sheekh oo ballanqaaday in Puntland 24 maalmood gudaheed lagu burburin doono?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0