Madaxweyne Farmaajo: ” Dagaal ayaa lagu Hayaa Dadka Shacabka ah ma ahaa Dagaal lagu hayo dadka dowladda u shaqeeya ” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo: ” Dagaal ayaa lagu Hayaa Dadka Shacabka ah ma ahaa Dagaal lagu hayo dadka dowladda u shaqeeya ” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqday maanta dhawacyadii dadkii ku dhawacmay qarixi shalay isgooyska zoobe ,isago sid

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dagmadda Qardho, oo iska Casishey Gudoomiyaha Ururka Haweenka.
Guddiga Dhameystirka Hab-raacyada Doorashooyinka oo Todobaad loo qabtay

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqday maanta dhawacyadii dadkii ku dhawacmay qarixi shalay isgooyska zoobe ,isago sido kale tagay goobta musiimada kadhacday.

Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlayeey goobta ayaa sheegay in qarixi shalay lagu xasuuqay dad shacab ah ,isagoo sheegay in dagaalka lagu hayo dadka shacabka ah ee an lagu hayn dowladda.

dhegayso codka madaxweynaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: