Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlay Weraarkii isgooyska Zoobe (dhegayso)

Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlay Weraarkii isgooyska Zoobe (dhegayso)

Nabadoonadda Gobalka Bari ayaa si kulul uga hadlay weraarkii dadka baddan ku dhinteen ee shalay kadhacay isgooyska zoobe ee magaaladda Muqdisho ,taas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 100 qof.

Nabadoon Mursal maxamuud cabdi ayaa wax laga xumaado kutilmaamay masiibadii shalay ku habsatay dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan ee qaraxaasi lala beegsaday, waxayna uga tacsiyeeyeen ehelada dadkii kudhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qarax .

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com