Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in looga Bahanyahay in dowladda Amaanka Wax ka qabato (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in looga Bahanyahay in dowladda Amaanka Wax ka qabato (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka jubbaland Axmed Maxamed islaan (Axmed madoobe) oo warbaahinta kula hadlayeey kismaayo ayaa cambareyaay qariixi dadka ba

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Ilhan Cumar oo ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Maraykanka
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka jubbaland Axmed Maxamed islaan (Axmed madoobe) oo warbaahinta kula hadlayeey kismaayo ayaa cambareyaay qariixi dadka badan ku dhinteen ee kadhacay muqdisho ,kaas oo lagu xasuuqay dad shacab ah.

Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay Dowladda Farmaajo inay wax ka qabato amaanka Muqdisho ,isla markaana lala dagaalamo kooxaha amaan daradda kawadda muqdisho.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: