RW Xasan Cali Khayre oo Hanjabaad Kulul u diray Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

RW Xasan Cali Khayre oo Hanjabaad Kulul u diray Alshabaab (dhegayso)

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo Xalay Shacabka Somaliyeed kala hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadl

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)
DF Soomaaliya ”Shaqada Garoonka Aadan Cadde Uma Hakan Sababo Amaan” (dhegayso)

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali
Kheyre oo Xalay Shacabka Somaliyeed kala hadlay Warbaahinta Qaranka
ayaa ka hadlay weerarkii ay argigixisadu gelinkii dambe ee maanta ku
xasuuqeen shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, Waxaan halkaan tacsi
tiiraanyo leh uga diraayaa dhammaan qoysaskii iyo ehelladii ay ka
geeriyoodeen dadkii ay weerarkii arxan darada ah u geysteen Shabaabku
maanta, waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed mar kale xasuusinayaa
inaan u gurmanno dadkii meesha wax ku noqday oo aan Alle u barino”
ayuu hadalkiisa ku bilaabay Ra’isulwasaare Kheyre.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: