Madaxweyne Farmaajo oo ku Dhawaaqay Sadex Malmood oo Baroordiiq ah

Madaxweyne Farmaajo oo ku Dhawaaqay Sadex Malmood oo Baroordiiq ah

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaawaxaa uu ku dhawaaqay baroordiiq saddex maalmood ah kaddib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ka qeyb qaatay Gurmadka dadkii weerarkaas ku waxyeelloobay ugu hambalyeeyay dadaalkooda.

Sidoo kale Madaxweynaha waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is caawiyaan,isaga oo ka codsaday qof kasta awooda in uu dhaqaale ama dhiig ku caawiyo dadka ku dhibaateysan Isbitaallada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com