Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlu

Daljir & BBCMA: Taxanaha 2aad ee Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)
Fariinta Sheekh Cali Dheere iyo Corono Virus, waa halis! (daawo)
Maxaad ka ogtahay Mashaariicdii Puntland ee ay DFS siyaasadeysay Afartii sano ee la soo dhaafay? (daawo)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlusunna,kaas oo caawa kadhacay Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin heshiiska caawa lasaxiixay islamarkaana ay ka digayaan dhibaatada katimaada heshiiskaas waa siday hadalka udhigeeen.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaysan Galmudug u cuntamin heshiiskaan,isla markaana Xildhibaan ka ahaan Fadhi an caadi ahayn ka yeelan donaan Heshiiskaas.

Hoos kadhegays Codadka Xildhibaanada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: