RW Xasan Cali Khayre oo Hanjabaad Kulul u diray Alshabaab (dhegayso)

RW Xasan Cali Khayre oo Hanjabaad Kulul u diray Alshabaab (dhegayso)

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali
Kheyre oo Xalay Shacabka Somaliyeed kala hadlay Warbaahinta Qaranka
ayaa ka hadlay weerarkii ay argigixisadu gelinkii dambe ee maanta ku
xasuuqeen shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, Waxaan halkaan tacsi
tiiraanyo leh uga diraayaa dhammaan qoysaskii iyo ehelladii ay ka
geeriyoodeen dadkii ay weerarkii arxan darada ah u geysteen Shabaabku
maanta, waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed mar kale xasuusinayaa
inaan u gurmanno dadkii meesha wax ku noqday oo aan Alle u barino”
ayuu hadalkiisa ku bilaabay Ra’isulwasaare Kheyre.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com