Maxay dowladda faderaalka ay uga dhigantahay go’aamadii shirkii Kismaayo? (dhegayso)

HomeWararka

Maxay dowladda faderaalka ay uga dhigantahay go’aamadii shirkii Kismaayo? (dhegayso)

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya oo shir kusoo gabagabeeyey magaaalada Kismaayo kaas oo loga hadlayay siyaasadda dalka ayaa uga dhaw

Macallin baraha Bulshada ku dhaliilay dowladda Vietnam oo 11 sano oo xabsi ah lagu xukumay
Saraakisha Kenya oo Amrlay in jawaab laga bixiyo Weraar laga geeystay Libooyo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dalka Jabuuti

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya oo shir
kusoo gabagabeeyey magaaalada Kismaayo kaas oo loga hadlayay siyaasadda
dalka ayaa uga dhawaaqay gole iskaashi ah oo guddoomiye uu u yahay
madaxwaynaha Puntland, iyagoona ku eedeeyey dowladda faderaalka inay
isku koobtay magaalada Muqdisho oo ay gobolada kale ee dalka gaarsiin
adeegyadii iyo deeqaha caalamiga, waxaana sidoo kale ay hakiyeen wada
shaqayntii dowladda ee dhinaca dib u eegista dastuurka iyo xeerarka
kale ee dalka quseeya.

Hadaba maxay dowladda uga dhigantahay golaha shirkaasi laga soo saaray
iyo qodobada kasoo baxayba, Prof Abwali Gayre oo ah bare katirsn
jaamacadda Bosaso oo dhiga maadada hogaaminta ayaan wax ka waydiinay,
Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa la xiriiray oo waydiiyay arimahaasi?

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: