Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dalka Jabuuti

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ku wajahan dalka Jabuuti, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan munaasa

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaateysan fatahaadaha (Daawo)
Guddiga doorashooyinka Hiirshabeele oo guddoon doortay
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ku wajahan dalka Jabuuti, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan munaasabadda xeritaanka Shirka Heritage.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dalka Jabuuti uga sii gudbi doona dalka Mareykanka oo uu ka dhacayo Shirka Afrika iyo Mareykanka ee looga hadlayo arrimaha Ganacsiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay dalalka Jabuuti iyo Mareykanka waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda ka qeyb galeysa shirarka, isaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira xaaladda Soomaaliya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: