Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)

Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay Kashaqaynta Amaanka (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa sheegay in Amaanka Caasimadda Muqdisho uu dhaami sidi bilihii hore isla markaana wax weyn iska badaleen nabadgaliyadda caasimadda.

Maxamed Abukar islow Wasiirka Amniga Qaranka ayaa shacabka Somaliyeed ugu baaqay inay ciidamadda amaanka kala shaqeyaan amaanka dalka,isla markaana ay soo shegaan kooxaha cadaystay amni daradda dalka.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com