Dekadda Boosaaso oo Saaka Lagu Wareejinayo Shirkadii dhisi lahayd

HomeWararka

Dekadda Boosaaso oo Saaka Lagu Wareejinayo Shirkadii dhisi lahayd

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda munaasibad Dekadda Magaaladaas ay kula wareegeysi Sharikadda Dekadaha ee Dalka Imaaraadka ee

Xaalada Buulo-Burde oo degan iyo wasiirka arimaha gudaha Hir-shabeele oo ku wajahan (daawo)
Galmudug: duqa cusub ee Gaalkacyo oo xilka la wareegay
Ajandihii Kiiska C/kariin Qalbi-Dhagax ee Aqalka Sare oo dib loo dhigay

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda munaasibad Dekadda Magaaladaas ay kula wareegeysi Sharikadda Dekadaha ee Dalka Imaaraadka ee loo yaqaan DPWorld.

Munaasibaddan waxaa ka qeybgelaya Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas.

Sidoo kale dhinaca DPWorld waxaa iyana uga qeybgelaya mas’uuliyiin ka tirsan Sharikaddaas oo horay iyada ula wareegtay Dekadda Magaalada Berbera.

DPWorld waxaa ay 30ka Sano ee soo socda maamuli doontaa Dekadda Magaalada Boosaaso,si la mid ah Dekadda Magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: