Ciidamadda Amaanka Puntland oo Howlgalo Kawadda Buuraha Calmadow

HomeWararka

Ciidamadda Amaanka Puntland oo Howlgalo Kawadda Buuraha Calmadow

Ciidamadda sida gaarka ah u tababar ee PSF Ayaa howlgalo lagula dagaalamayo Alshabaab kawadda Buuraha Calmadow ,kadib weraar maalmo kahor lagu qaaday

38 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay dalka Yemen
Maxamed Cabdi Waare oo Ku Guulaystay Madaxtinimadda Maamulka Hiirshabeele
GAROWE: Xirfadlayaal ka cabanaya shaqo la’aan soo wajahday & Ajnabiga oo helay fursado shaqo (Warbixin)

Ciidamadda sida gaarka ah u tababar ee PSF Ayaa howlgalo lagula dagaalamayo Alshabaab kawadda Buuraha Calmadow ,kadib weraar maalmo kahor lagu qaaday kantaroolka Laga galo Magaaladda Boosaaso ,halkaasg oo lagu dilay 7 qof oo ciidan iyo shacab isugu jirra.

Ciidamadan ayaa la arkayeey iyagoo huubaysan oo Howlgalka kawadda Buuraha Calmadow,waxayna saxaafadda u shegeen in howlgalkan uu yahay mid lagula dagalamayo alshabaab ,isla markaana uu jawaab u yahay weraarkii ay maalmo kahor ku qadeen kantaroolka Boosaaso.

Alshabaab ayaa kordhisay Weraarada ay ka geeysanayo Xarumaha Ciidmaadda Dowladda Puntland gacanta ku hayso ,waxaana Ciidamadu shegeen inay soo Afjari donaan Alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: