Wasiir Xoosh oo ka Hadlay Baaqashadii Shirweynihii Dastuurka (dhegayso)

Wasiir Xoosh oo ka Hadlay Baaqashadii Shirweynihii Dastuurka (dhegayso)

waxaa maalmo kahor dib u dhac uu kuyimid shirweynihii dib u eegista Dastuurka dalka kaas oo la filayeey in uu muqdisho ka qabsoomo balse uu dib u dhac kuyimid ,kadib markii ay ka qayb gali wayeen madaxda Maamul gobaleedyadda.

Hadaba Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa ka hadlay sababaha keenay in uu dib u dhaco shirweynahaas iyo sababaha keenay.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com