Maxamed Cabdi Waare oo Ku Guulaystay Madaxtinimadda Maamulka Hiirshabeele

Maxamed Cabdi Waare oo Ku Guulaystay Madaxtinimadda Maamulka Hiirshabeele

Waxaa Maanta Lagu Soo Gaba-Gabeyeey Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe doorashadii Madaxweynaha Maamulka Hiirshabeele iyo tiro musharixiin ah ay u tartamayeen kursiga Madaxweynaha.

Maxamed Cabdi Waare aya helay 75 cod halka Daahir Cabdulle Caawale oo looga adkaaday doorashada uu helay 22 cod oo kaliya.

Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne ayaa la sheegaya in laga maqlayeey Rasaasta dabaal daga doorashadda Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Curdanka ah ee Hiirshabeele.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com